Maraykanka oo weji gabax kala kulmay qaraar ka dhan ah kooxda Xamaas

Maraykanka ayaa ku fashilmay in la meel mariyo qarar uu horkeenay Golaha loo dhan yahay Qaramada Midoobay oo lagu cambaarayn lahaa gantaalada ay Xamaas ku tuurto Israa’iil. Qaraarkan waxaa ogolaaday 87 dal waxaana diiday 57 halka 33 dal ay ka aamuseen, wuxuuna sidaas ku waayay tiradii looga baahnaa ee saddex meelood oo labo. Danjiraha Maraykanka … Continue reading Maraykanka oo weji gabax kala kulmay qaraar ka dhan ah kooxda Xamaas